Samling 1
Is-barasho iyo ku dhiiri-gelin qorshahan
U-jeeda kulan-kan koowaad waa ku dhiiri-gelin soo xaadireyaashu in ay qorshahan ka qayb qaataan, sidoo kalena ay dad-ku isbartaan. Sidoo kalena si wada jir ah loo siiyo warbixin iyo sharaxaad ku saabsan qorshahan.