Samling 2
Caadooyin. Caadooyin-keenna kuwee ayaynu jecel nahay in aynu ubad keena u sii gudbino?
U-jeedada kulan kani waa, in ka qayb-qaate yaashu si fiican u fahmaan in caadooyinka qaar ay qofka u yihiin taageero, sidoo kalena ay adkeeyaan qofkaa jinsiyaddiisa iyo qofnimadiisa. Halka caadooyinka qaarna ay dhaawac ku keeni karaan. U-jeedadu sidoo kale waxa weeyo in kor loo qaado fahanka waxa ay yihiin caadooyin-ku, sida ay isku bed-bedelaan iyo fursadaha doorashooyin ee jira ee ku wajahan dhinaca caadooyin sii gudbinta, U-jeedooyinka waxa kale oo ka mid ah kor u qaadidda ixtiraam-ka dad-ka kale iyo caadooyin kooda.