Samling 4
Caafimaadka haween-ka, oo awoodda la saarayo cawrada xagga hoose.
U-jeedada kulan maalmeed kanina waa, in la abuuro aqoon kororsi iyo ixtiraam ku wajahan qaab-ka ay cawrada dumar-ka ee xagga hoose u shaqayso iyo sida uu guditaan-ku saamayn ugu yeesho. Haween-ku waxa ay kor u qaadayaan aqoonta caafimaad kooda gaar-ka ah, fursadaha caawimo ee jira. Sidoo kalena waxa ay kor u qaadayaan doodahooda, waxaanay xoojinayaan howsha/shaqada lagaga soo hor jeedo gudniinka. U-jeedada guud waa, in horumar lagu sameeyo xidhiidh-ka lala leeyahay haween-ka jidh-kooda.