Samling 6
Wax yaalaha la iska aaminsanyahay. Dadka Norwegian-ka ahi maxay inaga inaga aaminsanyihiin, inaguna maxaynu iyaga ka aaminsanahay?
Waxa anynu «dadka kale» ka samaysanaa sawirro, kuwaas oo inta badan aan xaqiiqada waafaqsanayn. Waxa aynu dadka kale ka aaminsanahay, waxa uu saamayn ku yeelanayaa qaabka aynu iyaga ula dhaqmayno, taas oo inugu keeni karta xaddidaad nololeed aan loo baahnayn. Haddii aynu ka fikirno qaabka aynu ugu dhaqmayno waxa aynu dadka kale ka aaminsanahay, waxa aynu rajaynaynaa in ay yaraadaan waxyaalaha aan dhabta ahayn ee dadku iska aaminsanyahay, isla markaana uu wanaagsanaado wadahadalka iyo isfahanku.