Samling 7
I-laalinta dadka kale. Sidee ayaynu isugu deyaynaa in aynu ilaalino in dadka kale ay u dhaqmaan qaab waafaqsan habdhaqanka kooxda inteeda kale?
Qofkee ayaa ka taliya doorashooyin-kiina ku wajahan caadooyin-kiina iyo wax-yaalaha saldhigga u ah noloshiina? Qaabkee ayaa loo «abaal mariyaa» kuwa u dhaqma sida saxda ah, sideebaase loo «ciqaabaa» kuwa qaabka khaladka ah u dhaqma marka laga hadlayo bulshooyinka ay ka-sooqaybgaleyaashu ka soo jeedaan? Arrimahani sidee ayay saamayn ugu yeelan karaan qaab nololeed-kooda?